"Qof kaftan badan."
Wadaag:
Hadal aan xumi lahayn oo qosol leh oo laba qof ama ka badani isdhaafsadaan.
ld kaftamid.
m.l
(-amay, -antay; -ami) Hadal aan xumi lahayn oo maad leh isdhaafsasho (laba qof ama ka badan).
f.mg1
ld kaftan1 (2).
m.f.dh
Hadal dhab ah oo si kaftan ah loo gudbiyo.
Nin ku dheer kuhaanka.
Gabyaa habaarkiisu kaco.