Qeexid
"eeg kakabi. ld kakabo."
"eeg kakabi. ld kakabo."
Wadaag:
Wax dirqi meel ciriiriyoon ku gelin.
Ku k.: xoolo iwm cayrin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cayrinta lagu cayriyo wax meel ciriiryoon.
Cayrinta wax meel lagu cayriyo. ld kakabin.
m.dh
Wadaag:
K. ah: qof aan aad u fekerin.
K. ah: rayska kabta raaca.
m.l.kh
Wadaag:
Wax kala jabay ama kala go'ay kab ku xirid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(-bo, m.l) Jaamo harag, caag iwm ah oo inta laysku toltolo, cagaha la gashado. ld kob (4).
m.dh
Wadaag:
Qoryaha laf jabtay lagu xiro si ay isu qabsato.
In yar oo maro, bir, qoray ah oo wax jabay ama duleeshamay lagu awdo.
ld kabid.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax jabay kabniin ku samaysasho.
(f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
kakanaanta beerka m.dh (daaw.) Xaalad beerku buko oo ay ka dhex sameysmaan karrimo sooh mayraxeed ah kuwaasoo ay ku dhex yaallaan jasiirado ka sameeysan unugyo soo badanaya oo beddalaya kuwi dhintay. Beerku wuxu yeeshaa midab hurdi madow ah iyo kuus-kuus.
Wadaag: