Qeexid
"(-nno, m.dh) Sacab aan buuxin."
"(-nno, m.dh) Sacab aan buuxin."
Wadaag:
Ku k.: aan dareen ka qabin ama aaminsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(kiim.) Curiyaha koowaad ururka IV ee tusaha kalgalka curiyeyaasha. Kaarboonku xubin caan ah ayuu kaga jiraa maatarka nool. Sidaa awgled, iskudhisyo kaarboon ah; sida kaarbooneytyada (jeeso iyo irdib) iyo shidaalada foosil (dhuxul-dhagax, saliid iyo neef) iyo shidaallada ayaa laga dheegaa walxaha ku aroora noole.
m.l
Wadaag:
kaarboon hal-ogsaydh m.l (kiim.) Neef sun ah, olosha, midablaawe ah oo samaysanta marka kaarboonka lagu gubo meel ogsijiintu ku yar tahay (gubasho dhiman). Warshad ahaan, waxa lagu diyaariyaa ogsidhaynta kaarboon ama neefta dabiiciga ah, ama falgalka lagu magacaabo biyo-neefeed. Waa neef ah yareeye laxaad badan laguna isticmaalo cilmi-bireedka.
Wadaag:
kaarboon laba-ogsaydh m.l (kiim.) Neef aan ololin, midablaawe ah; urna aan lahayn oo samaysanta marka kaarboonka lagu gubo meel ogsijiintu ku badantahay. Neef qaadashaduna way soo saartaa neeftaasi. Kaarboon laba-ogsaydhka ku jira atmosfeerku waa 0.03 % mug ahaan, dhirtuna waxay u rogtaa kaarboo haydareytyo marka footoosintasisku dhacayo.
Wadaag:
Laba xarriiqood meesha ay isugu yimaadaan dhinaca dibadda ah.
m.l
Wadaag: