"kal-dibadeedka dhudhunka m.l (c.nafl.) Kalka xagga dibedda xiga ee dhudhunka."
Wadaag:
Farow.
Dameer duur joog ah oo aan dadku munaafacaadsan.
m.l
Kal yar oo xawaajka, haylka iwm lagu tumo.