Qeexid
"Hilib cadad yar yar laga dhigo oo la kariyo."
"Hilib cadad yar yar laga dhigo oo la kariyo."
Wadaag:
(kiim.) Wax la xidhiidha in ka badan hal weji. Iskujir kala kaan ah, tusaale ahaan, wuxuu ka koobanyahay laba ama dhowr weji oo kala muuqda.
m.l
Wadaag:
Hilib la jarjaray dheecaan dab kaga saarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid.
Qurub tilmaamaya ka gooni ahaansho.
qr.fk
Wadaag:
U k.: wax fadhiya dhaqdhaqaaq yar sameyn.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Weel badanaa qori ka sameysan oo biyaha lagu cabbo.
Bocool weyn oo berriga laga helo.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Habka ay curiyayaasha kiimikadeed ay u nidamsan-yihiin.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Ka k.: ur udgoon meel ka soo carfid.
f.mg1
Wadaag:
(daaw.) Jeermi u dhexeeya fiiruska iyo baktiiriyada oo jirro u keena dadka iyo shimbiraha cudurrada shimbiraha oo ay keento kalaamidiyadu waxaa loo gudbin karaa dadka, cudurka indhaha ee tarakooma waxa keena “kalaamidiya trachomatis”.
m.dh
Wadaag:
Faras iwm, tog ka bootin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Bootin dheer oo fardaha iwm sameeyaan. ld wankalaalis.
m.l
Wadaag: