Qeexid
"eeg kalaawi."
"eeg kalaawi."
Wadaag:
Hilib la jarjaray dheecaan dab kaga saarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid.
Qurub tilmaamaya ka gooni ahaansho.
qr.fk
Wadaag:
Weel badanaa qori ka sameysan oo biyaha lagu cabbo.
Bocool weyn oo berriga laga helo.
m.l
Wadaag:
Shay adag mid ka jilicsan ku garaacid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
ld kaawiyad.
Qoray lagu calaamadeeyo meelaha shabaagta la dhigo.
m.l
Wadaag:
ld farjaawin, farjaawis, farjawin, farjawis, jaawis.
m.f.dh
Wadaag:
(daaw.) Jeermi u dhexeeya fiiruska iyo baktiiriyada oo jirro u keena dadka iyo shimbiraha cudurrada shimbiraha oo ay keento kalaamidiyadu waxaa loo gudbin karaa dadka, cudurka indhaha ee tarakooma waxa keena “kalaamidiya trachomatis”.
m.dh
Wadaag: