Qeexid
Khilaaf; ismaandhaaf.
Khilaaf; ismaandhaaf.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Figrad, dood iwm isku khilaafid.
Qeexid Xigta: Bur iyo biyo u kala bixid (caano)
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg kalabbood2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax kalabbooday ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg kabboo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.l) Lebbis qaab shaati leh qariya qoorta ilaa lawga, qaro uu dhaxanta ku celiyana leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg kalabboodsan. ld kalaboodsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld lallabbood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Laba meelood meel dhex dhexaad u ah.
Qeexid Xigta: Laba qeybood oo isle'eg wax loo qeybiyey qeybtood.
Qeexid Kale: Wax muggiisii bar ku jiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Laba shay oo isku jiray kala miirmid.
Qeexid Xigta: Laba shey ama ka badan oo isku jiray kala furmid.
Qeexid Kale: Derin, maro iwm kala siibmid. 4. Kala tegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Kala miirmidda laba waxood oo isku jiray ay kalamiirmaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (kiim.) Falgalka kiimikaad ee iskudhis u kala jabiya iskudhisyo ka kooban molikuyuullo fudud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Labo meelood oo isle'eg u qaybin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld kalabood-sanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld lallabood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax kala aqoonsasho.
Qeexid Xigta: Wax laba qaybood ka dhigasho
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-ro, m.dh) Meel laba dhabbe ama xarriiqood isku weydaartaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax isku jirey kala saarid.
Qeexid Xigta: Badar shiidan budo iyo jariir u kala saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Kabbo sameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax laba meelood loo qaybshay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg kalabbar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]