Qeexid
"Wax kalabbooday ahaansho."
[-naa, -nayd]
kalabboodsan aa
kalabboodsan ayd
f.mg4"Wax kalabbooday ahaansho."
Wadaag:
Figrad, dood iwm isku khilaafid.
Bur iyo biyo u kala bixid (caano)
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
eeg kalabbaxsan. ld kalabbaxsanaansho. Kalabbaxsanaansho m.l/dh ld kalabbax sanaan.
m.f.dh
Wadaag:
(-dyo, m.l) Lebbis qaab shaati leh qariya qoorta ilaa lawga, qaro uu dhaxanta ku celiyana leh.
m.l
Wadaag:
Wax meel kadankooday ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax kala aqoonsasho.
Wax laba qaybood ka dhigasho
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Kala miirmidda laba waxood oo isku jiray ay kalamiirmaan.
m.l
Wadaag:
Wax isku jirey kala saarid.
Badar shiidan budo iyo jariir u kala saarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Labo meelood oo isle'eg u qaybin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(kiim.) Falgalka kiimikaad ee iskudhis u kala jabiya iskudhisyo ka kooban molikuyuullo fudud.
m.l
Wadaag:
Laba meelood meel dhex dhexaad u ah.
Laba qeybood oo isle'eg wax loo qeybiyey qeybtood.
Wax muggiisii bar ku jiro.
m.l
Wadaag:
Laba shay oo isku jiray kala miirmid.
Laba shey ama ka badan oo isku jiray kala furmid.
Derin, maro iwm kala siibmid. 4. Kala tegid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
(-ro, m.dh) Meel laba dhabbe ama xarriiqood isku weydaartaan.
m.l
Wadaag: