Qeexid
"Wax is-haystay kala dillaacsasho."
[-saday, -satay]
kalafuqs aday
kalafuqs atay
f.g3"Wax is-haystay kala dillaacsasho."
Wadaag:
Wax isku dhegganaa labo u kala qaadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Roob aan badnayn oo rayskiisu ku egyahay inta kabta soo raacda; kablakac.
m.l
Wadaag:
Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid.
Qurub tilmaamaya ka gooni ahaansho.
qr.fk
Wadaag:
Wax meel ku dheggan ka ruqsasho. ld fujiso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Weel badanaa qori ka sameysan oo biyaha lagu cabbo.
Bocool weyn oo berriga laga helo.
m.l
Wadaag:
Labo qof oo wax isku haysta midkood u hiillin.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax duubnaa kala fidsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Hilib la jarjaray dheecaan dab kaga saarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: