Qeexid
"Labo xubnood oo lafo leh meesha ay iska haystaan; laabato."
Qeexid Xigta
Laba waddo meel ay iska gooyaan.
"Labo xubnood oo lafo leh meesha ay iska haystaan; laabato."
Laba waddo meel ay iska gooyaan.
Wadaag:
(xis.) Asto (-). Xisaabfalka labaale ee lagu helo faraqa u dhexeeya laba tiro ama xaddi. Kalaggoyntu waa waydaarka isugeynta.
m.dh
Wadaag:
Wax isku jiray ama isu dhowaa kala qaadasho.
Shax, jare iwm oo la kala badin waayey kala qaadasho.
Laba wax oo foodda is kula jiray dib u kala fogaasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(daaw.) Cudur caruurta ku dhaca oo madax weyneeya.
(baay.) Heerka saddexaad ee qaybsanka unugga.
m.l
Wadaag:
Laba reerood ama qof oo wada degganaa midba dhan u guurid.
Xilli isbeddelid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Labo reer kala guurid-dooda
K. ah: isbeddelka xilliyada, marxaladaha iwm.
m.l
Wadaag:
Ka-g. ah: weyl, nirig iwm oo naaska hooyadood ka go'ay.
m.l
Wadaag:
Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid.
Qurub tilmaamaya ka gooni ahaansho.
qr.fk
Wadaag:
Weel badanaa qori ka sameysan oo biyaha lagu cabbo.
Bocool weyn oo berriga laga helo.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.l) Nooc shimbiraha hilibcunka ka mid ah; dafo.
m.dh
Wadaag:
Xasharaad yaryar oo midab madow leh oo sida badan buuryada ka qaniinta wiilasha yaryar. ld buuryaggoys, buuryo-goys.
m.dh
Wadaag:
C. ah: roob xoog badan oo dhulka bohola ka jeexa.
Xaro cusub aan degel hore ahayn.
ld carraggoyn.
m.l
Wadaag:
Qof yaqaan sida geedaha la isugu daweeyo ama la isugu sixro.
ld geedaggoyn.
m.l
Wadaag: