Qeexid

"Bushimo, baalasha, indha-ha, iwm oo isku dhegganaa oo la kala fogeeyo."

Qeexid Xigta

ld kalaqaadid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kalaqaad oo kali ah:
  • Odaygii ayaa amakaag iyo af-kalaqaad qabsaday!
  • Odaygii ayaa amakaag iyo af-kalaqaad qabsaday!