Qeexid
"Wax isku jirey kala soocid."
Qeexid Kale
U gar qaybin (cid).
Qeexid Xigta
Hadal, fikrad iwm oo la garan waayey caddeyn.
[-ray, -rtay]
kalasaar ay
kalasaar tay
f.g1"Wax isku jirey kala soocid."
U gar qaybin (cid).
Hadal, fikrad iwm oo la garan waayey caddeyn.
Wadaag:
Haan weyn oo marka la rarayo horay la marinayo; horaad.
m.dh
Wadaag:
Wax, wax kale korkiisa saaran ahaansho.
Qof, qof kale ka derejo sarreeya, ahaansho.
Waxaan isku dherer ahayn ahaansho (dhul).
f.mg2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid.
Qurub tilmaamaya ka gooni ahaansho.
qr.fk
Wadaag:
(juqr.) Faraqyada kac sanaanta meel kasta oo dhulka dushiisa ka mid ah.
m.dh
Wadaag:
Weel badanaa qori ka sameysan oo biyaha lagu cabbo.
Bocool weyn oo berriga laga helo.
m.l
Wadaag:
Wax kala jaad ah oo isku darsan intii is lehba gooni u saarid.
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
Midab madow oo neef ido ah dusha uga yaal.
Duudka fardaha meesha kooraha la saaro.
m.l
Wadaag:
Wax kala jaad ah oo isku darsan oo intii is lehba gooni loo saaro.
ld kalasoocid1.
m.l
Wadaag:
(-ro, m.l) Qalab ka kooban daab iyo bir af leh oo geedaha iwm lagu gooyo; godin.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qofka wanaaggii loo galo ka abaal dhaca. ld jisaar.
m.l
Wadaag:
Wax la kalasaaray ama la kala gooyay ahaansho.
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
(baay.) Habaynta noolayaasha iyada oo loo kala qaybinayo kooxo taxane ah, laguna salaynayo fisiyoolajigooda, anatamigooda, bayokii-miko ahaan ama xidhiidho kale oo ka dhexeeya.
m.dh
Wadaag: