Qeexid
"ld kalasarreyn."
"ld kalasarreyn."
Wadaag:
(juqr.) Faraqyada kac sanaanta meel kasta oo dhulka dushiisa ka mid ah.
m.dh
Wadaag:
Wax, wax kale korkiisa saaran ahaansho.
Qof, qof kale ka derejo sarreeya, ahaansho.
Waxaan isku dherer ahayn ahaansho (dhul).
f.mg2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Wax isku jirey kala soocid.
Hadal, fikrad iwm oo la garan waayey caddeyn.
U gar qaybin (cid).
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid.
Qurub tilmaamaya ka gooni ahaansho.
qr.fk
Wadaag:
Labo xubnood oo lafo leh meesha ay iska haystaan; laabato.
Laba waddo meel ay iska gooyaan.
m.l
Wadaag:
Wax kala jaad ah oo isku darsan oo intii is lehba gooni loo saaro.
ld kalasoocid1.
m.l
Wadaag:
Wax kala jaad ah oo isku darsan intii is lehba gooni u saarid.
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
Weel badanaa qori ka sameysan oo biyaha lagu cabbo.
Bocool weyn oo berriga laga helo.
m.l
Wadaag:
Wax la kalasaaray ama la kala gooyay ahaansho.
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
(baay.) Habaynta noolayaasha iyada oo loo kala qaybinayo kooxo taxane ah, laguna salaynayo fisiyoolajigooda, anatamigooda, bayokii-miko ahaan ama xidhiidho kale oo ka dhexeeya.
m.dh
Wadaag:
(-cmay, -cantay; -cmi) Wax isku jaad ahaa oo la kalasaarey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Hilib la jarjaray dheecaan dab kaga saarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(kiim.) Wax la xidhiidha in ka badan hal weji. Iskujir kala kaan ah, tusaale ahaan, wuxuu ka koobanyahay laba ama dhowr weji oo kala muuqda.
m.l
Wadaag: