Qeexid Xigta
ld kalatag1.
ld kalatag1.
Wadaag:
Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid.
Qurub tilmaamaya ka gooni ahaansho.
qr.fk
Wadaag:
Kala guuridda ay kala guuraan dad wada noolaa khilaaf awgiis. ld kalategid.
m.l
Wadaag:
Wax wada joogay ama meel ku wada dhaqmayey qaarba doc aadid.
Nin iyo naag is qabey is furid.
f.mg1
Wadaag:
Weel badanaa qori ka sameysan oo biyaha lagu cabbo.
Bocool weyn oo berriga laga helo.
m.l
Wadaag:
Jeexid ama qalid noole, si loo muujiyo anatamiga xubnihiisa had iyo jeerna waxa loo adeegsadaa xirfad ahaan iyo aqoon korodhsi ama baadhis cilmi ah.
m.dh
Wadaag:
Hilib la jarjaray dheecaan dab kaga saarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: