Qeexid
"Weel badanaa qori ka sameysan oo biyaha lagu cabbo."
Qeexid Xigta
Bocool weyn oo berriga laga helo.
"Weel badanaa qori ka sameysan oo biyaha lagu cabbo."
Bocool weyn oo berriga laga helo.
Wadaag:
Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid.
Qurub tilmaamaya ka gooni ahaansho.
qr.fk
Wadaag:
Aryo isku jira oo xeroonaya ayadoo ayan cidi kala soocin, xeryahooda kala aadid.
f.mg3
-yday, -ytay
Wadaag:
(fiis.) U kalabbaxa dhud ileys ee dhudo midabeysan oo u baaha si ay u sameeyaan muuqaal jeegaan.
m.l
Wadaag:
Labo qof oo wax isku haysta midkood u hiillin.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Meel bannaan oo aan lahayn geedo dhaadheer, caws iyo nagaarse leh.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Wax la xidhiidha in ka badan hal weji. Iskujir kala kaan ah, tusaale ahaan, wuxuu ka koobanyahay laba ama dhowr weji oo kala muuqda.
m.l
Wadaag:
Hilib la jarjaray dheecaan dab kaga saarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(jool.) Qayb ka mid ah taxanaha waqti jiyoolojiyeedka, oo ah in ka mid ah waaga, kal naftigiisa waxaa loo sii qayb qaybiyaa saman-saman.
m.dh
Wadaag:
Hiyi; laab; qalbi.
Lafaha dhudhammada midkood.
Tibta mooyaha wehelisa ee badarka lagu tumo ama awrta lagu raro. 4. Meel ballaaran oo biyuhu galaan.
m.dh
Wadaag:
kale s. 1. Dheeraad ah, aan la mid ahayn. 2. Oo k.: sidiis, camal. Tus. “Waa aabbihiis oo kale”. ld aleto.
Wadaag:
(-gyo, m.dh) (juqr.) Xariiq xuduudeed kacsan oo kala soocda durdurrada waaweyn kuwaasoo laag u ah saxan webiyo kalageddisan.
m.l
Wadaag:
Wax isku jirey kala soocid.
Hadal, fikrad iwm oo la garan waayey caddeyn.
U gar qaybin (cid).
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: