Qeexid
"K. ah: qof daacad ah."
Qeexid Xigta
ld kalbixid.
"K. ah: qof daacad ah."
ld kalbixid.
Wadaag:
Caano lo'aad oo fadhi ah oo inta la adkeeyey biyihii laga miiray.
m.l
Wadaag:
Kala miirmidda laba waxood oo isku jiray ay kalamiirmaan.
m.l
Wadaag:
K. ah: nafley cudur ku dhacay kana bogsootay oo jirkeedu sameystay difaac.
m.l.kh
Wadaag:
I. ah: qof aqoon iyo waayo aragnimo u leh nolosha magaalada.
m.l.kh
Wadaag:
(-xyo, ml.) Nabar weyn oo oogada ka soo baxa oo caalir leh.
m.l
Wadaag:
Caano fadhi ah, oo si ay u adkaadaan biyihii laga miiray oo ay lagama maarmaantahay in lagu cuno fandhaal.
m.l
Wadaag:
Xaalad liidatey oo horey loogu jirey oo laga soo fiicnaado.
m.l
Wadaag:
Wax jeelka bi'iya.
J. ah: xoolo dhanaan ku filan cunay.
ld jeelbixid.
m.l
Wadaag:
kale s. 1. Dheeraad ah, aan la mid ahayn. 2. Oo k.: sidiis, camal. Tus. “Waa aabbihiis oo kale”. ld aleto.
Wadaag:
(jool.) Qayb ka mid ah taxanaha waqti jiyoolojiyeedka, oo ah in ka mid ah waaga, kal naftigiisa waxaa loo sii qayb qaybiyaa saman-saman.
m.dh
Wadaag:
Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid.
Qurub tilmaamaya ka gooni ahaansho.
qr.fk
Wadaag:
Hiyi; laab; qalbi.
Lafaha dhudhammada midkood.
Tibta mooyaha wehelisa ee badarka lagu tumo ama awrta lagu raro. 4. Meel ballaaran oo biyuhu galaan.
m.dh
Wadaag: