Qeexid
"Bila dhameysad."
Qeexid Xigta
Si niyad furan ula hadlid (cid).
"Bila dhameysad."
Si niyad furan ula hadlid (cid).
Wadaag:
Caano lo'aad oo fadhi ah oo inta la adkeeyey biyihii laga miiray.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Falgalka kiimikaad ee iskudhis u kala jabiya iskudhisyo ka kooban molikuyuullo fudud.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Xaaladda aanu xayawaanku u nuglayn caabuqa kaga yimaada noolayaasha cudurrada dhaliya ama waxyeellada ka soo gaadhi karta suntooda; kabbaxu waxa uu ku xidhanyahay marka ay dhiigga ku jiraan lid jidh-galayaal iyo unugyada cad-cadi (limfosayto) kuwaas oo soo saara jawaabis kabbaxeed.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Nolol magaalo aqoon iyo waayo-aragnimo u yeelasho.
f.mg1
Wadaag:
(-xyo, m.l) (daaw.) Nabar sida qaalibka ah ka weyn kasoobax kuna oolli kara jirka sare iyo uurkujirtadaba.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Waajib qof saarraa si fiican u gudasho.
f.mg1
Wadaag:
Caano fadhi ah, oo si ay u adkaadaan biyihii laga miiray oo ay lagama maarmaantahay in lagu cuno fandhaal.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Xaalad hore oo liidatey oo lagu jirey ka soo fiicnaansho.
f.mg1
Wadaag:
Jeelgooyn; xiisadhicid.
Xoolo dha-naan ku filan helid.
f.mg1
Wadaag:
kale s. 1. Dheeraad ah, aan la mid ahayn. 2. Oo k.: sidiis, camal. Tus. “Waa aabbihiis oo kale”. ld aleto.
Wadaag:
(jool.) Qayb ka mid ah taxanaha waqti jiyoolojiyeedka, oo ah in ka mid ah waaga, kal naftigiisa waxaa loo sii qayb qaybiyaa saman-saman.
m.dh
Wadaag:
Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid.
Qurub tilmaamaya ka gooni ahaansho.
qr.fk
Wadaag:
Hiyi; laab; qalbi.
Lafaha dhudhammada midkood.
Tibta mooyaha wehelisa ee badarka lagu tumo ama awrta lagu raro. 4. Meel ballaaran oo biyuhu galaan.
m.dh
Wadaag: