Qeexid Xigta
ld kalbax1 (2).
ld kalbax1 (2).
Wadaag:
Wax isku jirey kala saarid.
Badar shiidan budo iyo jariir u kala saarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Caano lo'aad oo fadhi ah oo inta la adkeeyey biyihii laga miiray.
m.l
Wadaag:
Jeexid ama qalid noole, si loo muujiyo anatamiga xubnihiisa had iyo jeerna waxa loo adeegsadaa xirfad ahaan iyo aqoon korodhsi ama baadhis cilmi ah.
m.dh
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (c.nafl.) Noole ka hela tamarta burburka kiimikeed ee noolayaal dhintay ama qashinka dhirta. Tusaale ahaan: dirxi dhuleed, fangiga iyo bakteeriya fara badan.
m.l
Wadaag: