Qeexid
"(-shyo, m.dh) Barbaro waaweyn, cad cad oo lo'du garbaha iyo wejiga ku yeelato."
"(-shyo, m.dh) Barbaro waaweyn, cad cad oo lo'du garbaha iyo wejiga ku yeelato."
Wadaag:
Caws caleemo dhaadheer, dun adag oo laga sameeyo rarada.
Maqaar lo'aad qallalan oo la goglado.
m.dh
Wadaag:
Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto oo loo socdo. ld kabax kabax.
m.dh
Wadaag:
Timo dhaadheer oo ka baxa qoorta libaaxa lab iwm.
Masar
m.l
Wadaag: