Qeexid
"(-ro, m.l) Lafaha dhuuxa leh ee dhaadheer middood."
"(-ro, m.l) Lafaha dhuuxa leh ee dhaadheer middood."
Wadaag:
Caws caleemo dhaadheer, dun adag oo laga sameeyo rarada.
Maqaar lo'aad qallalan oo la goglado.
m.dh
Wadaag:
Wax rafaad ka muuqdo ahaansho.
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
Ku x.: cid aqoon dheeraad ah wax u leh ahaansho.
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
(-shyo, m.dh) Barbaro waaweyn, cad cad oo lo'du garbaha iyo wejiga ku yeelato.
m.l
Wadaag: