Qeexid
"kaleto s. ld kale."
"kaleto s. ld kale."
Wadaag:
kale s. 1. Dheeraad ah, aan la mid ahayn. 2. Oo k.: sidiis, camal. Tus. “Waa aabbihiis oo kale”. ld aleto.
Wadaag:
(jool.) Qayb ka mid ah taxanaha waqti jiyoolojiyeedka, oo ah in ka mid ah waaga, kal naftigiisa waxaa loo sii qayb qaybiyaa saman-saman.
m.dh
Wadaag:
Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid.
Qurub tilmaamaya ka gooni ahaansho.
qr.fk
Wadaag:
Hiyi; laab; qalbi.
Lafaha dhudhammada midkood.
Tibta mooyaha wehelisa ee badarka lagu tumo ama awrta lagu raro. 4. Meel ballaaran oo biyuhu galaan.
m.dh
Wadaag:
Wax si degdeg ah oo is dabajoog ah u qabasho ama dhihid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Weel badanaa qori ka sameysan oo biyaha lagu cabbo.
Bocool weyn oo berriga laga helo.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Dhisme ka kooban dhuumo kuwaas oo gudbiya dareerayaasha. Dhinaca dhirta dareerayaashu waa biyo, milanno ka samaysan cusbooyin aan orgaanik ahayn ama milanno cunto ah. Dhinaca xayawaanka dareerayaashu inta badan waa dhiig, ama dhiig iyo limf dhinaca lafdhabarleyda.
m.l
Wadaag: