Qeexid
"(-dyo, m.dh) Dhammaadka gamashiga, waqti ugu horreeya waraabka xoolaha."
"(-dyo, m.dh) Dhammaadka gamashiga, waqti ugu horreeya waraabka xoolaha."
Wadaag:
(-do, m.l) Weel macdan ka samaysan sal ballaaran, af dhuuban iyo siddo la qabsado leh oo caanaha, subagga iwm lagu shubto; jeeg. ld gadhoorad, kadhoorad.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Dusha xoolaha la rarto dhankeeda hore ee garbaha xiga.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Muddada u dhexeysa marka qof jeermi qaado iyo marka lagu arko astaanta ugu horreysa ee cudurka.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) Xilliga u dhexeeya marka ukunta la dhalo ilaa inta ay ka dillaacayso.
m.dh
Wadaag: