Qeexid

"(-lo, m.l) Xilliga roobka gu' bilawdo ama roobka dayreed oo hawadu aad u kululaato."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaliil oo kali ah:
  • Gudoomiye kuxigeenka Gobalka gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa u diray labada beelood baaq nabadeed, wuxuuna ugu baaqay in ay joojiyaan dagaalka dhiiga faraha badan ku daadanaya.
  • Warkani ayaa waxaa warbaahinta u xaqiijiyay Guddoomiyaha gobolka Gedo ee Dowladda KMG, Maxamed Cabdi Kaliil oo sheegay in Fu’aad Shongale iyo 4 kale oo ajaanib ah lagu dilay dagaalkii saakay ka dhacay Garbahaarey.