Qeexid
"Dabeecad qof leeyahay oo aan cid la tashan. ld kalitashi, kelitashad, kelitashi."
"Dabeecad qof leeyahay oo aan cid la tashan. ld kalitashi, kelitashad, kelitashi."
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) Qof arrimihiisa aan cid kale la tashan. ld keligi tashade.
m.l
Wadaag:
/dh.w eeg kaligi tashade. ld keligoodtashadayaal.
m.l
Wadaag:
(-lo, m.l) Xilliga roobka gu' bilawdo ama roobka dayreed oo hawadu aad u kululaato.
m.dh
Wadaag:
Qof madax ah oo aan talada cid kale wax ka siin.
Qof madax adag. ld keligitaliye.
m.l
Wadaag:
(siyaa.) Dawlad keli talis ah, waa nidaam dawladeed ee xisbi keliya waddanka xukumo, oo aan u oggoleyn kooxo ka soo horjeesta.
m.l
Wadaag: