Qeexid

"Gargaar; kaalmo; taageero; waxtar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kalkaal oo kali ah:
  • Kalkaalisooyinka iyo shaqaalaha kale ee ka shaqeeya adeegyada caafimaadka dareerayaasha jidhka ee dadka buka, waxa lagu tababaraa sidii ay uga taxadiri lahaayeen inay aafadu u soo gudubto.
  • Waa in aan xoog ku qabsannaa meesha ay deggan yihiin reer Kalkaal.