Qeexid
"Cid taageero u fidin ama wax tarid."
[-aalay, -aashay]
kalkaal2 alay
kalkaal2 ashay
f.g1"Cid taageero u fidin ama wax tarid."
Wadaag:
Fandhaal weyn oo bir ama qori ka samaysan.
Dhulmadda labadeeda qalbac midkood.
Xoolo la siiyo qof guursaday.
m.dh
Wadaag:
Hiyi; laab; qalbi.
Lafaha dhudhammada midkood.
Tibta mooyaha wehelisa ee badarka lagu tumo ama awrta lagu raro. 4. Meel ballaaran oo biyuhu galaan.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Qof dumar ah oo loo tababbaray inay kaalmeyso dhakhtarrada.
m.dh
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Nin loo tababbaray inuu kaalmeeyo dhakhtarrada.
m.l
Wadaag:
Nin guursadey xoolo siin. ld kaali.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(-layaal ..., m.l/dh) (kiim.) Tuse muujinaya curiyeyaasha oo u habaysan hannaan ku salaysan korodhka tirada borotonnada si loo arko xiriirka dhaqanka kiimikaad ee ka dhexeeya curiyeyaasha.
m.l
Wadaag:
Dab ag fariisasho si dhaxanta la isaga bi'iyo.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Caano fadhi ah, oo si ay u adkaadaan biyihii laga miiray oo ay lagama maarmaantahay in lagu cuno fandhaal.
m.l
Wadaag:
Ceelka meesha biyaha lagala soo baxo, darkana ku aaddan.
Meelaha shidaalka laga qaato.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Qof caawiya qof hawl haya; gargaare.
m.l
Wadaag: