Qeexid
"Suun ballaaran oo xersi ka lusha oo dhallinta shirta ciyaartaa qoorta ku xirtaan."
"Suun ballaaran oo xersi ka lusha oo dhallinta shirta ciyaartaa qoorta ku xirtaan."
Wadaag:
(xis.) Laan ka mid ah xisaabta oo lagu barto xigidda iyo abyinaynta fansaarada iyo mawaadiicda la xiriira. Waxaana loo qaybiyaa kalkulas abyineed iyo kalkulas xigsinayd.
m.dh
Wadaag:
Cid taageero u fidin ama wax tarid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Qof dumar ah oo loo tababbaray inay kaalmeyso dhakhtarrada.
m.dh
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Nin loo tababbaray inuu kaalmeeyo dhakhtarrada.
m.l
Wadaag:
(xis.) Qayb ka mid ah kalkulaska ee lagu barto abyinaynta iyo adeegsigiisa. Waxa lagu dabaqaa raadinta bededka, mugagga, dhererrada xoodka ama furfurista xigsineed.
m.dh
Wadaag:
(xis.) Waxa ay la xiriirta dhakhsaha isbeddelka ee fansaaro marka loo eego isbeddellada ku dhaca doorsoomaha madax bannaan. Waxa ay ka soo ifbaxday dhibatooyinka la xiriira soo saaridda taabteyaasha xoodka.
m.dh
Wadaag: