Qeexid
"Wax aroor hore soconaya ahaansho."
[-naa, -nayd]
kallahsan aa
kallahsan ayd
f.mg4"Wax aroor hore soconaya ahaansho."
Wadaag:
Ka tegidda aroor hore, meel laga tago; jarmaad. ld kallahaad, kallaho.
m.l
Wadaag:
Wax laabtiisu deggan tahay oo aan shiddo ku jirin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(c.nafl.) Dhisme ka kooban dhuumo kuwaas oo gudbiya dareerayaasha. Dhinaca dhirta dareerayaashu waa biyo, milanno ka samaysan cusbooyin aan orgaanik ahayn ama milanno cunto ah. Dhinaca xayawaanka dareerayaashu inta badan waa dhiig, ama dhiig iyo limf dhinaca lafdhabarleyda.
m.l
Wadaag:
(-amo, m.l) (c.nafl.) Laf samaysa qayb ka mid ah garabka, taas oo iskuxidha lafta ballaaran ee garabka iyo lafta dhafka.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Nafley dhiig qabow leh oo jaadad badan, wuxuu leeyahay laf dhabar iyo xubin la yiraahdo qoonbiyaal, biyaha ayuu ku dhex nool yahay, hilibkiisana waa la cunaa; mallaay.
m.l.u
Wadaag:
Wax fulintoodu ay dhib tahay cid ku khasbid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag: