Qeexid

"(c.nafl.) Dhisme ka kooban dhuumo kuwaas oo gudbiya dareerayaasha. Dhinaca dhirta dareerayaashu waa biyo, milanno ka samaysan cusbooyin aan orgaanik ahayn ama milanno cunto ah. Dhinaca xayawaanka dareerayaashu inta badan waa dhiig, ama dhiig iyo limf dhinaca lafdhabarleyda."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kalli oo kali ah:
  • Wuxuu yiri (Muuse): ha ii qaban waxaan hilmaamay, hana igu kallifin arrintayda culays) Wuxuu yiri (Ubayi): Rasuulku wuxuu yiri: tan hore Muuse waxay ka ahayd hilmaan.
  • Wuxuu aad iskugu mashquuliyaa in uu wax ka barto aqoonta islaamka, waana taas sababta ku kallifaysa in uu aad u caashaqo shiikh Xaayow oo ah wadaad aftahan ah oo culuumta diinta Islaamka ku talax tagay.