Qeexid
"ld kallahid."
"ld kallahid."
Wadaag:
(c.nafl.) Dhisme ka kooban dhuumo kuwaas oo gudbiya dareerayaasha. Dhinaca dhirta dareerayaashu waa biyo, milanno ka samaysan cusbooyin aan orgaanik ahayn ama milanno cunto ah. Dhinaca xayawaanka dareerayaashu inta badan waa dhiig, ama dhiig iyo limf dhinaca lafdhabarleyda.
m.l
Wadaag:
Wax fulintoodu ay dhib tahay cid ku khasbid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Ka tegidda aroor hore, meel laga tago; jarmaad. ld kallahaad, kallaho.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Nafley dhiig qabow leh oo jaadad badan, wuxuu leeyahay laf dhabar iyo xubin la yiraahdo qoonbiyaal, biyaha ayuu ku dhex nool yahay, hilibkiisana waa la cunaa; mallaay.
m.l.u
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Ku k.: kaadi ama wax la mid ah, oo si ganid ah, u sii dayn.
f.mg1
Wadaag:
Wax aroor hore soconaya ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-do, m.l) Weel macdan ka samaysan sal ballaaran, af dhuuban iyo siddo la qabsado leh oo caanaha, subagga iwm lagu shubto; jeeg. ld gadhoorad, kadhoorad.
m.dh
Wadaag:
Gantaal xoog leh oo kaadi ama biyo oo meel durugsan gaara.
Istaagga oo lagu kaadsho. ld talleeji, tallooji.
m.dh
Wadaag: