Qeexid
"eeg kalluumayso. ld kalluumaysad, kalluumaysi."
"eeg kalluumayso. ld kalluumaysad, kalluumaysi."
Wadaag:
Dad noloshoodu ku xiran tahay kalluumeysiga; kalluunsato.
m.dh.u
Wadaag:
eeg faarumayso. ld faarugsasho, faarugsi, faarumaysad, faarumaysasho,
m.f.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Nafley dhiig qabow leh oo jaadad badan, wuxuu leeyahay laf dhabar iyo xubin la yiraahdo qoonbiyaal, biyaha ayuu ku dhex nool yahay, hilibkiisana waa la cunaa; mallaay.
m.l.u
Wadaag: