Qeexid

"Dad noloshoodu ku xiran tahay kalluumeysiga; kalluunsato."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kalluumaysato oo kali ah:
  • Xagga nolosha haddii la eego Hawiye waxay leeyihiin xoolo dhaqato iyo beeraleey, inkasto aysan badnayn waxa kale oo ay leeyihiin kalluumaysato ka kaluumaysata xeebaha Badweynta Hindiya.
  • Kalluumaysato Reer lawyacaddo ah ayaa ii sheegay in ciidamada maraykanka ay had iyo jeer iskaga horyimaaddaan badda dhexdeeda annagoo kalluun raadsanayna iyaguna ay argagixiso raadinayaan.