Qeexid
"Aan aamin lagu qabin."
"Aan aamin lagu qabin."
Wadaag:
Ku k.: aan dareen ka qabin ama aaminsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Karti yaridda uu qof leeyahay oo u diidda in uu hawl si fiican u fuliyo. ld kartixumo, kartili'i.
m.dh
Wadaag:
Garasho yari.
Degga-naan la'aan iyo fudfudeyd cidi leedahay.
m.dh
Wadaag:
Geed-gaab aan qodax lahayn oo miro la cuno iyo laamo laga qoro fandhaalada iwm leh; hamir, himir.
m.dh
Wadaag:
Hab iyo hannaan la raaco la'aan. ld nadaamdarro, nadaam-la'aan, nidaam-la'aan.
m.dh
Wadaag:
Wax laabtiisu deggan tahay oo aan shiddo ku jirin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Daacadnimo iyo uurfayoobi wax loo hayo. ld kalsamaan.
m.dh
Wadaag:
Haan weyn oo marka la rarayo horay la marinayo; horaad.
m.dh
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) (jool.) K. ah: wax uu ku jiro saami weyn oo kaalshiyam kaarboonayt ah; badanaa, waxaa lagu istcmalaa dhadhaabaha iyo ciidda.
m.l
Wadaag: