Qeexid
"(-llo, m.dh) Agagaarka aqalka."
"(-llo, m.dh) Agagaarka aqalka."
Wadaag:
Kaga k.: cid naf ka qaadid.
Is k.: seexasho.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
(-iyo, m.l) Hay'ad madax bannaan oo ku hawlan hawlo ganacsi, cilmibaaris iwm.
m.l
Wadaag:
Dh. ah: galley hal mar makiinad lagu burburiyey.
ld dhambalid.
m.l
Wadaag:
(balambal, m.dh) Geed gaab dhirta daawada leh ka mid ah oo leh caleemo balballaaran, miro yaryar oo kuuskuusan iyo laamo jilicsan oo jabi og; geed-jinni.
ld balaambalid.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Lacag bangi laga deynsado oo muddo xaddidan lagu bixiyo oo ribisaarkeedu badan yahay.
m.l
Wadaag:
(jool.) Waqtiga dhan ee qiyaas jiyooloji oo ka horeysay xilligii kambriyanka ee waagii 600 oo milyan oo sano ka hor.
m.l
Wadaag: