Qeexid
"(-layaal, m.l/dh) Lacag bangi laga deynsado oo muddo xaddidan lagu bixiyo oo ribisaarkeedu badan yahay."
"(-layaal, m.l/dh) Lacag bangi laga deynsado oo muddo xaddidan lagu bixiyo oo ribisaarkeedu badan yahay."
Wadaag:
kale s. 1. Dheeraad ah, aan la mid ahayn. 2. Oo k.: sidiis, camal. Tus. “Waa aabbihiis oo kale”. ld aleto.
Wadaag:
(-llo, m.dh) Muraayad indhaha la gashado oo araggu ku saacido ama qorraxda laga gashado.
m.l
Wadaag:
Kaga k.: cid naf ka qaadid.
Is k.: seexasho.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
(-iyo, m.l) Hay'ad madax bannaan oo ku hawlan hawlo ganacsi, cilmibaaris iwm.
m.l
Wadaag:
(jool.) Waqtiga dhan ee qiyaas jiyooloji oo ka horeysay xilligii kambriyanka ee waagii 600 oo milyan oo sano ka hor.
m.l
Wadaag: