Qeexid
"(jool.) Waqtiga dhan ee qiyaas jiyooloji oo ka horeysay xilligii kambriyanka ee waagii 600 oo milyan oo sano ka hor."
"(jool.) Waqtiga dhan ee qiyaas jiyooloji oo ka horeysay xilligii kambriyanka ee waagii 600 oo milyan oo sano ka hor."
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Ka h.: wax, wax kale hortiisa jirid.
f.mg2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Agagaarka aqalka.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Kaga k.: cid naf ka qaadid.
Is k.: seexasho.
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-alay, -ashay
Wadaag:
(-iyo, m.l) Hay'ad madax bannaan oo ku hawlan hawlo ganacsi, cilmibaaris iwm.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
eeg kambal2.
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Lacag bangi laga deynsado oo muddo xaddidan lagu bixiyo oo ribisaarkeedu badan yahay.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: