Qeexid
"(-fyo, m.dh) K. ah: Dibi aan weli xoogaysan oo qiyaastii laba jir ah."
"(-fyo, m.dh) K. ah: Dibi aan weli xoogaysan oo qiyaastii laba jir ah."
Wadaag:
(-llo, m.dh) Laag ama far biyomareen ah oo beeraha lagu waraabiyo.
m.l
Wadaag:
kakanaanta beerka m.dh (daaw.) Xaalad beerku buko oo ay ka dhex sameysmaan karrimo sooh mayraxeed ah kuwaasoo ay ku dhex yaallaan jasiirado ka sameeysan unugyo soo badanaya oo beddalaya kuwi dhintay. Beerku wuxu yeeshaa midab hurdi madow ah iyo kuus-kuus.
Wadaag:
(kuwan, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado. Tus. “Waa kan ninka qoray buugga”. ld ka1
mu.ti.l
Wadaag:
Dibkabe tilmaame oo magac dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado.
dk.ti.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Lacag, dhagax, bir iwm oo qaali ah si gaar ahna loo ilaaliyo. ld kensi.
m.l
Wadaag: