Qeexid
"Cayil dartiis u dhimasho."
[-bay, -btay]
kanjab2 ay
kanjab2 tay
f.mg1"Cayil dartiis u dhimasho."
Wadaag:
Cudur ku dhaca xoolaha aad u cayila oo burburiya baruurta loo yaqaan kanka.
m.l
Wadaag:
(-bo, m.l) Jaamo harag, caag iwm ah oo inta laysku toltolo, cagaha la gashado. ld kob (4).
m.dh
Wadaag:
Wax si dhib leh ku helid; tacbid.
f.g1
-sbay, -sabtay
Wadaag:
Xoolo aad u harraadan ama u gaajeysan biyo badan oo ay cabbeen ku wareerid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Dibkabe tilmaame oo magac dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado.
dk.ti.l
Wadaag:
(kuwan, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado. Tus. “Waa kan ninka qoray buugga”. ld ka1
mu.ti.l
Wadaag:
(-bab, m.l) (daaw.) Jab lafeed oo dhammeystiran ama bacran ah.
m.l
Wadaag: