Qeexid

"Awood wax qabad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga karaan oo kali ah:
  • Maxaabiista lasii daayay, ayaa waxaa ku jiray dad u dhashay Somali iyo Kenya, kuwaasoo oo dhowr jeer lasoo qabtay, kadib markii laga sii daayay xabsiyada, iyagoo haatan loo ogolaaday inay ku laaban karaan dalalkooda.
  • Inkastoo meesha dhibi iga haysato xagga deganaanshaha iyo kharash-xumida, misna mar haddii xil qaran oo sidaas u culus la iiga maarmi waayey waa inaan wixii karaankay ah ka geystaa,’ ayuu hadalkii ku soo gaabshey.