Qeexid
"(fiis.) Summad: a. Dhakhsaha korodhka xawaaraha iyo keynaanka. Waxaa lagu cabbiraa mitir halkii seken ee laba jibbaaran (m/s2)."
"(fiis.) Summad: a. Dhakhsaha korodhka xawaaraha iyo keynaanka. Waxaa lagu cabbiraa mitir halkii seken ee laba jibbaaran (m/s2)."
Wadaag:
Gabal yar oo harag, xaashi adag iwm. oo wax lagu karo.
Madax nirgood oo la cucubay oo hal lagu maalo.
m.dh
Wadaag:
Cayil; buurran.
Xowliga wax leeyihiin.
Buux; badasho.
m.l
Wadaag:
Qoryo yaryar oo xalxallefsan oo shabaagta badda la dhigo lagu xirxiro, si ay u sabbayso oo u muuqato.
m.dh.u
Wadaag:
Wax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(dii.) Heybad Ilaah siiyo qof cibaado badan.
(-ooyin, m.l) Arrin la yaab leh oo aan lagu fasiri karin xeerarka dabiiciga ah, oo Eebbe ku mannadeysto awliyadiisa.
m.dh
Wadaag:
Neef lo' ah oo leh geeso labada dhinac u kala rogan; sheexo.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) (taar.) Go'aan rasmi ah, ee ka soo baxa boqor, boqorad ama madax kale.
m.l
Wadaag:
Muran runta lagudiidayo samayn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cid karaamo siin (Eebbe).
Cid xurmayn.
f.g2
-meeyay, -meysay
Wadaag:
Sallax sisib ah, badda gunteeda ah, ciid lahayn oo baroosinku qabanin.
m.l
Wadaag:
Guriga gudihiisa qaybta dambe ee saabaanka muhiimka ah la dhigto.
Sariir qoryo ka samaysan.
m.dh
Wadaag: