Qeexid
"Afarta nooc ee turubku u kala baxo mid ka mid ah."
"Afarta nooc ee turubku u kala baxo mid ka mid ah."
Wadaag:
(-llo, dh) Waran yar oo af dhuuban oo riddada iyo lishaabka lagu barto.
m.l
Wadaag:
Qoryo yaryar oo xalxallefsan oo shabaagta badda la dhigo lagu xirxiro, si ay u sabbayso oo u muuqato.
m.dh.u
Wadaag:
(dii.) Heybad Ilaah siiyo qof cibaado badan.
(-ooyin, m.l) Arrin la yaab leh oo aan lagu fasiri karin xeerarka dabiiciga ah, oo Eebbe ku mannadeysto awliyadiisa.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) Summad: a. Dhakhsaha korodhka xawaaraha iyo keynaanka. Waxaa lagu cabbiraa mitir halkii seken ee laba jibbaaran (m/s2).
m.l
Wadaag:
Cayil; buurran.
Xowliga wax leeyihiin.
Buux; badasho.
m.l
Wadaag:
Cid karaamo siin (Eebbe).
Cid xurmayn.
f.g2
-meeyay, -meysay
Wadaag:
Sallax sisib ah, badda gunteeda ah, ciid lahayn oo baroosinku qabanin.
m.l
Wadaag:
Badar, budo iyo jariir u kala saarid.
Badar qashin ka saarid.
ld kuraankur.
m.dh
Wadaag: