Qeexid

"Xoogga roob u da'o una biya dhigo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga karar oo kali ah:
  • Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaliya oo Guri uu ku leeyahay Magaalada Muqdisho Maxkamaduhu Hub kararteen.
  • Lama ogaan karo meel uu ku dambeyn doono khilaafka labada dhinaca oo sababi karara gacan ka hadal koxaha is haya madaama magaalada la ciirciireyso maleshiyaad kala tageersan dhinacyada muransan.