Qeexid
"Wax jeedal la dhicid."
[-shay, -shtay]
karbaash2 hay
karbaash2 htay
f.g1"Wax jeedal la dhicid."
Wadaag:
Suun dhuuban oo dheer oo dabo la qabto leh, waxna lala dhaco, jeedal.
Calallo, jawaano iwm oo la isku tolo oo waxyeellada rarka looga celiyo gaadiidka.
m.l
Wadaag:
Caws, nagaar iwm aqal ku goglid.
f.g1
-shay, -shtay
Wadaag:
Cunno, miro, dawo iwm faadid.
f.mg1
-shay, -shtay
Wadaag: