Qeexid
"ld kafan1."
"ld kafan1."
Wadaag:
(-fno, m.l) Marada cad oo meydka la aasayo lagu duubo. ld karfan1.
m.dh
Wadaag:
Wax qarsoonaa oo la sheegay noqosho.
Wax la ceebeeyey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-nno, m.dh) (muus.) Alaabaha muusikada nooc ka mid ah. ld kaman.
m.l
Wadaag:
Raadka, raridda badani u yeesho awrta baarkeeda.
Xiriirka buuraha duudkooda sare, meel inta kale ka gaaban.
(-rmo/-imo, m.l) Cad wax lagu karo; karmo. 4. Xerada xoolaha oodda lagu oodo barkeeda sare meel ka bannaan.
m.l
Wadaag:
Hadal aan xumi lahayn oo qosol leh oo laba qof ama ka badani isdhaafsadaan.
ld kaftamid.
m.l
Wadaag:
Meel ama dukaan hilibka lagu iibiyo ama lagu gado.
Meesha xoolaha lagu qalo.
m.l
Wadaag:
Cayaar quruurux lagu cayaaro oo jaadad badan u sii kala baxbaxda; shamako.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Miileysiga hawl qabashadeed la miileysto; moogtan.
m.l
Wadaag:
Isbeddel hawada gala oo keena kuleyl iyo daruuro badan oo muujinaya saadaal roob.
Isbeddel siyaaso, dhaqaale iyo bulsho oo qaran gudihiisa ku dhaca; tawrad.
Hiyikaca ku dhaca qof safar raba inuu galo. 4. ld kacaamid.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wax kidif laga dhigay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Geeddi meel fog loo guuro oo aan nasasho badan lahayn.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax sameyntooda awood u yeelasho.
(f.g) Meel dillaacsan wax ku dul tolid.
(f.mg) Hoore burid. 4. (f.mg) Wax muggooda kordhin. 5. (f.mg) Moos iwm bislaansho. 6. (f.mg) Middi af yeelasho.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag: