Qeexid

"Raadka, raridda badani u yeesho awrta baarkeeda."

Qeexid Kale

(-rmo/-imo, m.l) Cad wax lagu karo; karmo. 4. Xerada xoolaha oodda lagu oodo barkeeda sare meel ka bannaan.

Qeexid Xigta

Xiriirka buuraha duudkooda sare, meel inta kale ka gaaban.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga karin oo kali ah:
  • Waa dhammaaaday waqtigii amar ku taagleynta iyo ku jujuubidda shacbigu in ay doortaan dad damiir laaweyaal ah oo aan meteli karin.
  • Illeyn talo kuguma ciirto adigoo xoolahaagii been cad lagaaga qaadanayo oo aanad hadli karin.