Qeexid
"eeg kari. ld karis."
"eeg kari. ld karis."
Wadaag:
Raadka, raridda badani u yeesho awrta baarkeeda.
Xiriirka buuraha duudkooda sare, meel inta kale ka gaaban.
(-rmo/-imo, m.l) Cad wax lagu karo; karmo. 4. Xerada xoolaha oodda lagu oodo barkeeda sare meel ka bannaan.
m.l
Wadaag:
Dab iyo biyo wax ku bislayn.
Biyaha iwm aad u kululeyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Hilib wax aad loo kariyey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(dii.) Macagyada Eebbe mid ka mid ah; Kariin.
Qof deeqsi ah.
m.l
Wadaag:
Baargo'idda awr raraynimo loo jarabbaray yeesho.
Xilli roob badani ka da'o waqooyi galbeed oo ku beegan bisha Luulyo.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Muddada qof ama neef xoolo ah lagu hayo meel duwan si looga hortago fidista cudur la isqaadsiiyo. Waagii hore muddada karantiinku wuxuu ahaa 40 beri, hadda cudurrada kala duwan waxay leeyihiin muddo karantiin oo kala duwan.
m.l
Wadaag:
Habka dhar tooxiisu gaabtay loo tolo oo dhar kale loogu kabo. ld karinbille.
m.dh
Wadaag:
Meesha gacatada laga qoto. baaris1 m.l Neef irmaan oo candhadiisa ayan caano ka muuqan.
m.dh
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Faras kacdin ordid. ld kactin2.
f.mg1
Wadaag: