Qeexid
"ld karinbillaysasho."
"ld karinbillaysasho."
Wadaag:
Wax si karinbillo ah loo tolay ahaansho (maro).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Maro si karinbillo ah u tolasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg karinbillayso. ld karinbillaysad, karinbillaysi.
m.f.dh
Wadaag:
eeg karinbillaysan. ld karinbillaysnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Habka dhar tooxiisu gaabtay loo tolo oo dhar kale loogu kabo. ld karinbille.
m.dh
Wadaag:
Si karinbillo ah u tolid (maro).
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Raadka, raridda badani u yeesho awrta baarkeeda.
Xiriirka buuraha duudkooda sare, meel inta kale ka gaaban.
(-rmo/-imo, m.l) Cad wax lagu karo; karmo. 4. Xerada xoolaha oodda lagu oodo barkeeda sare meel ka bannaan.
m.l
Wadaag:
Buuraha is-haysta duud kooda kore oo siman, meel inta kale ka gaaban.
m.l
Wadaag:
Dab iyo biyo wax ku bislayn.
Biyaha iwm aad u kululeyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: