Qeexid
"Cid hawl qabashadeed inay dedejiso ku dirqin. ld karkabadee."
[-beeyay, -baysay]
karkabe eeyay
karkabe aysay
f.g2"Cid hawl qabashadeed inay dedejiso ku dirqin. ld karkabadee."
Wadaag:
Ku dirqinta hawl qabasha-deeda lagu dirqiyo cid iney si degdeg u qabato. ld karkabad.
m.dh
Wadaag:
Cid wax degdeg ku jiro ahaansho
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Tolmo lagu sameeyo dhar iwm. oo meelo badan ka dildillaacay.
K. ah: qof dirac ah.
Karka iyo rogmashada biyaha iyo waxii la mid ah oo kululaada.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qoryaha ceelka afkiisa la saaro ee marka ceelka wadaanta laga soo saarayo dawliska lagu dul jiido; makaab.
m.l
Wadaag:
Ciyaar dhaqameed ragga iyo dumarku wada ciyaaraan, leh durbaan, jiib iyo jaan oo laga ciyaaro gobollada koonfureed.
m.dh
Wadaag:
Meel laba xiddigood u dhaxeysa oo aan midna u bursanayn fariisasho (dayax).
Maro iwm.
f.mg2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Badar jawaan ku jira kasbo ku hubin.
f.g2
-eeyay, -eeysay
Wadaag: