Qeexid
"Ku dirqinta hawl qabasha-deeda lagu dirqiyo cid iney si degdeg u qabato. ld karkabad."
"Ku dirqinta hawl qabasha-deeda lagu dirqiyo cid iney si degdeg u qabato. ld karkabad."
Wadaag:
(f.g) Wax jabay kabniin ku samaysasho.
(f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Tolmo lagu sameeyo dhar iwm. oo meelo badan ka dildillaacay.
K. ah: qof dirac ah.
Karka iyo rogmashada biyaha iyo waxii la mid ah oo kululaada.
m.l
Wadaag:
Cid hawl qabashadeed inay dedejiso ku dirqin. ld karkabadee.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Cayrinta lagu cayriyo wax meel ciriiryoon.
Cayrinta wax meel lagu cayriyo. ld kakabin.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qoryaha ceelka afkiisa la saaro ee marka ceelka wadaanta laga soo saarayo dawliska lagu dul jiido; makaab.
m.l
Wadaag:
Cid wax degdeg ku jiro ahaansho
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
kansarka dhuuxa m.l (daaw.) Cudur ay sababaan unugyada dhiigga ee cad cad markay aad u bataan. Cudurkani dhiig yari ayuu keena beeryaraduna way ballaadhataan. Noocyada kala duwan ee unugyada dhiigga cadcadi markay bataan, waxay jidhka ku ridaan noocyo kala duwan oo kansarka dhuuxa ah. Cudurkani wuxuu keeni kaara dhimasho.
Wadaag:
kansarka sambabka m.l (daaw.) Kansar ka baxa dhuumaha neefta (kansar dhuumeed) ama sambabka.
Wadaag:
Maro, darbaal iwm oo meeli ka daloosho karin saarasho.
f.g3
-oday, -otay
Wadaag:
(-bo, m.l) Jaamo harag, caag iwm ah oo inta laysku toltolo, cagaha la gashado. ld kob (4).
m.dh
Wadaag:
Wax kala jabay ama kala go'ay kab ku xirid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Aburka kulaylka biyaha iyo wixii la mid ah soo saaraan.
(-rar, m.l) Cad wax lagu karo.
m.l
Wadaag: