Qeexid

"Tolmo lagu sameeyo dhar iwm. oo meelo badan ka dildillaacay."

Qeexid Kale

Karka iyo rogmashada biyaha iyo waxii la mid ah oo kululaada.

Qeexid Xigta

K. ah: qof dirac ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine